Ereyle - Hoyga Barashada Xirfadaha Casriga ah

Baro farsamooyinka casriga ah sida Programming, Web Development, iyo AI - dhammaantood si fudud iyo luqaddaada hooyo. Bilow Safarkaaga Waxbarasho Maanta!.

10K+
Arday joogto ah
100+
Expert Authors
50+
Casharro

Maxay Ereyle Gooni la tahay?

Casharro Tayo Leh

Baro xirfado muhiim ah sida Programming, Web Development, iyo AI.

Ku Baro Luqaddaada Hooyo

Casharro ku qoran Af-Soomaali oo si fudud loo fahmi karo.

Bulsho Waxbarasho

Ka mid noqo bulsho wadaagta aqoon iyo waayo-aragnimo.

Hel Si Bilaash ah

Waxbarasho la heli karo waqti kasta, meel kasta oo bilaash ah.

Aqoon Casri Ah oo Dhamaystiran

Hel casharro ay ku jiraan mowduucyo muhiim ah sida Programming, Database, Web Development, iyo Xirfadaha Teknolojiyadda.

60%

Faster Learning

10,000

Active Students

Students learning

Faa'iidooyinka aad Ka Helayso Ereyle

Hab Waxbarasho Fudud

Wax kasta waa mid nidaamsan oo fudud in la fahmo, iyadoo casharrada loo diyaariyay si loo helo natiijo muuqata.

Luul Af-Soomaali Ah

Ku barta xirfado casri ah luqaddaada hooyo, adiga oo aan u baahnayn inaad ku tiirsanaato afaf kale.

Waxtarka Shaqo

Baro xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay, kuwaas oo kaa caawinaya inaad shaqo wanaagsan hesho ama aad bilaawdo mashruucaaga.

Ilaha Bilaashka ah

Kharash la’aan ku hel agab iyo casharro kaa caawinaya inaad horumariso xirfadahaaga waqti kasta oo aad rabto.

Bulsho Iskaashi Leh

Ka mid noqo bulsho wadaagta aqoonta oo kaa caawin karta inaad ka jawaabto su’aalahaaga ama aad aragtiyo cusub hesho.

Ha Iska Dayicin Fursadda! Wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ku bilowdo safarkaaga aqoon kororsiga Ereyle ayaa diyaar kuu ah. Isdiiwaangeli hadda oo bilaaw waxbarashadaada maanta!

Frequently Asked Questions